𝐖𝐚𝐫𝐠𝐞𝐥𝐢𝐧.
Waxaan ku wargelineynaa in muwaadiniinta baasaboorada dalbaday 2024-ta ay safaaradda kasoo doontaan ilaa iyo dhamaadka bisha December sanadkan
Si aad uhubiso in baasaboorkaagu diyaaryahay Fadlan la xiriir:
Landline: +3226466488
Whatsapp
+32499747471 / +32466227727 /+32499727676