𝐖𝐚𝐫𝐠𝐞𝐥𝐢𝐧
𝐖𝐚𝐫𝐠𝐞𝐥𝐢𝐧. Waxaan ku wargelineynaa in muwaadiniinta baasaboorada dalbaday 2024-ta ay safaaradda kasoo doontaan ilaa iyo dhamaadka bisha December sanadkan Si aad uhubiso in baasaboorkaagu diyaaryahay Fadlan la xiriir: Landline: +3226466488 Whatsapp +32499747471 / +32466227727 /+32499727676